NOVEMBER

19,20,21

Days
Hours
Minutes
Seconds

ABDIWALI MAXAMED YUSUF

Maamulaha shirkada Saafi

Abdiwali Maxamed Yusuf waa Maamulaha shirkada Saafi, sidoo kae waa qofkii ugu horereyey oo keenay fikirka shini dhaqashada casriga ah. Abdiwali iyo tiimkiisa shaqaalaha iyo Salaam Bank waxay xaqiijiyeen in ay shini dhaqashada casriga ay ku baahdo gobolada Somaliya. Sidoo kale loo dhaqdo sida xoolahii oo kale. Shirkada Saafi waxey la shaqeeya ilaa 100 qof, tiradana wey sii badanayaan. Shirkada waxay joog taysaa keenista qalabka shinida waxayna siisaa aqoonta shini dhaqashada casriga ah waxayna ka iibsataa wax soo saarkooda.

Register